Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo arrimo muhiim ah kala hadlay Abdullahi Al Nuaimi (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qadar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Salem Al Nuaimi. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Danjiraha Qatar ayaa kawada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada waddan ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Qadar. Kulanka labada dhinac dhax maray ayaa sidoo kale … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo arrimo muhiim ah kala hadlay Abdullahi Al Nuaimi (Sawirro)